SIR CULUS: GUURTIDA SOMALILAND OO GUD. SALEEBAN NUUR OO AMAR

SALEEBAAN

SIR CULUS: GUURTIDA SOMALILAND OO GUD. SALEEBAN GAAL AMAR KUSIIYEY KUXIGEENKIISU INUU DIB-UGUCELIYO SI-AY MOOSHINKII XUKUUMADU WADATAY UHIRGALO, WASIIR SAMAALENA LOOGU-DHIIBAY LACAG DOLLARA GOLAHA GUURTIDA.

 
Salaama-calaykum yaa muslimiin.
Aniga oo kunool dalka ingiriiska, guriga saleeban gaal ee londona 150m noojiro, ayaanu xogogaal waraysanay xaalada golihii wakiilada, waxa aan qarsoodi-ahayn inuu shalay saleeban gaal lahadlay kuxigeenkiisa, isagoo balanqaadyo siiyey amarna kusiiyey inuu taageero muxaafidka xukuumada ee xildhibaanada, taasoo umuuqata inqilaab caddaana oo xukuumadu kudoonayso inay marsato dekeda berbera, sherikad privet ah oo Masar lagaleeyahay, kaluunkii dalkana tuugo ugu saxeexday.
 
 Arimo laxidhiidha federaalka somaliya oo dhawaan soobixidoona, oo dawlado carbeed kasaxeexen xukuumadeenu inay fuliso federalka iyagoo dhaqaale farabadan kusiiyey oo ladhigtay Accounts Islamic banka kuleeyahay dahabshiil.
Eng. A. xalwad