Tacsi Ku Socota Eheladii Qaraabadii, Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamuud Ismaaaciil Dube

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN –
Tacsi
Inaa lilaahi wa inailaahi raajucuun waxa maanta oo shalay Friday ah 14/02/2014  ku geeriyooday magaalda Caasimada Somaliland Ee Hargaisa  Marxuun Maxamuud Ismaaaciil Dube, Waxn Marxuunka uga baryayaa ilaah janadiisa fardawsa in uu ka waraabiyo, wixii denbi uu lahaana ka dhaafo,, samir iyo iimaana uu ka siiyo, qoyskiisii, eheladdiisii, qaraabadiisii, asxaabtiisii, iyo dhamaan intii taqaanayba. AAMIIN,AAmiin,AAmiin
Dadkani hoose u qoran waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabduu ka geeriyooday gaar ahaan reer Ismaaciil Dube  ilaahayna marxuumka naxarista  jano ha ka waraabiyo ehelki qarabadiisan samir iyo iimaan ha ka siiyo.Aamiin aamiin.
1.  Caasha Cali Dhiif
2.   Weris Cali Dhiif
3.   Maxamed Ahmed Dhiif
4.   Sidcidyo Maxmed Caruuse iyo Caruurteeda
5.   Cabdi Ahmed Arab iyo Reerkiisa
6.   Hodan Ahmed Arab
7.   Ubah Ahmed Arab
8.   Dr Maxamed Ahmed Arab (Carabayto)
9.   Cabdale Siciid Cali iyo Reerkiisa
10. Rashiid Siciid Cali iyo Reerkiisa

Eheladdiisii, qaraabadiisii, asxaabtiisii, iyo dhamaan intii taqaanayba. AAMIIN,AAmiin,AAmiin,

Â