TACSI TIIRAANYO LEH.Marxuum Ahmed C/laahi yuusuf Diirqadhaadh oo Magaaladda Hargaysa ku geeriyooday.

Tacsi

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi Raajucuun waxaan halkan taxsi tiiraanyo leh uga diraynaa angoo ah Hablaha Gaaroodi meel kasta oo ay aduunka ka joogaan Maxamed Yuusuf Diir Qadhaadh walaalkii ku geeriyooday magaalada Hargaisa Marxuum Ahmed C/laahi yuusuf Diirqadhaadh oo todaabkii la soo dhaafay ku geeriyooday magaalada Hargaisa.Dhamaan waxay hablahaasi ilaahay uga baryayaan in ilaahay marxuumka janadii Fardawsa  ka waraabiyo ehelkiisii iyo qaraabadiisan

samair iyo iimaan ka siiyo .Aamiin aamiin.