UCID XUSBIGA GAARKA LOO LEEYAHAY. BUUFISKA FAYSAL KA SHAKIGA TV-YADA. DHEGWEYNIMADA JAMAL….

MAQAAL

Faysal cali waraabe. xallay universal tv bu telefoon uu soo diray.

faysal mu fahmin dareenka shacabka somaliland 

shacabka dalkan unversal tv waxay uu arkan mid kaso hor jeeda qadiydooda.

tv-gas wuxu cadaystay in gef badan ka galo somaliland.

unversal tv marka hore ma aaminsana mana aqoonsana somaliland.

mana aha tv laga leeyahay dalkan waxa laga leeyahay somalia.

faysal cali warabe sababta uu siyaasiga hadhaaga ah uu noqday yaay cadaynaysa. 

arin shacabku isku raacay oo sida sulubka uu xushay hadafka shacabka yu ka hor imanaya. 

hadad fardo gawaan racaya hor istaagto waay ku jiidhayan.

faysal wa dadka asaraarka ka samaysan.

 

1. IMIKA WUXU DIIDANYAHAY UNVERSAL TV IN LA XIDHO.

 

2. SHALLAY WUXU KU DIIDANA WADA HADALKA SOMALILAND IYO SOMALIA.

 

3. DORAAD WUXU DIIDANA DHISMAHA WADADA CEERIGABO.

 

4.DORAAD TII KA HORAYSAY WUXU DIIDANA URURKI ISKU MAGACABY GOLAHA/MADASHA WADA TASHIGA.

 

arimahaas oo dhan waxay ahayeen kuwo shacabku isku raceen. 

waxay ahayeen kuwo dareenka shacabka kiciyaye.

waxay ahayeen kuwo meel looga soo wada jeestay.

waxay ahayeen kuwo loo wada kacay oo heeso iyo gabayo lagu tageeray.

arimahas oo dhan uma muuqdan faysal cali warabe iyo xusbigisa oo uu ka dhigay xusbi wada faysal ah.

arimahaas oo dhan oo ah tarikhda casriga ah ee xusbiga ucid iyo faysal cali warabe. 

wa waxyabaha ugu wacan guuldarada joogtada ah.

hada waxaynu la socona in xusbigi ucid uu burburay.

oo noqday 

1. meel faysal GAAR-UU-LEEYAHAY oo an cid kele ka hadli karin

2. gob qabyalada lagu faafiyo 

3. guri lagu caaytamo sida muqaxiyaha iyo merfishyada.

4. xusbi an siyasad ba laheyn. oo hadba waxa hortada joga ninba halkisa kaga jawabo.

 

bishi dhamatay waxa xusbiga ucid go’a ka qatay waax dhan. 

dalka gudhisa iyo dibedaba wa laga yaacay. 

xusbigi marku burburki weji uu ku macneeyo ama maskax iyo aqoon fasisha  loo waayaye 

waxay ku macneyen “in xukumadu dagal midgood kula jirto” 

arintaas oo ah aflagadoo loo geeystay beesha gabooye.

faysal waxa ku dhacay buufis maalin walba wuxu leeyahay tv-ga ya la igala hadalaya.

shallayna wuxu laha dibada ya xusbiga lagaga soo dulay.

xusbigi ucid qarku uu saaranyahay in lagu kala yaaco.

waxa kalo ka mid burburka xusbiga ucid maamulka faysal cali warabe.

shallay faysal marku unversal tv la hadlay wuxu yidhi

“jamal burco tegay wuxu ka hadlay xafiskayga”

wa wada ognahay in jamal cali xusen yahay dhegweyn an waxba la socon. 

faysalna yahay ninka buufisku ku dhacay ee isla hadalaya.

hadabay xusbigan sidi loo badbadiin laha ha loo kaco.

dilaalka siyasada ha loo dhiibo.

ha la daba qabto wayo xusbigu wa hayad ka mid ah hananka dalka.


NINKI MAALINTA KA SITA, EEN LAGA SAD QAADAYNIN.
SAAWD GIBIN AH BA LOO CESHA, LAGUMA SOOYAANSHO.

LIIBAN SHARMAARKE.

blackdarwiish@gmail.com

http://www.youtube.com/user/BlackDarwish?feature=mhee

https://www.facebook.com/BLAAKDARWISH?ref=tn_tnmn

https://twitter.com/BLAAKDARWISH

+BLAAKDARWISH@GOOGLE+

https://plus.google.com/u/0/104984681230285068925/posts