Ujeeddo Beenin War Lagu Daabacay Wargayska Jamhuuira

MAQAAL

Aniga oo ku hadlaaya afka aqoonyahanka beesha sahal iyo gaashan buur

Waxan halkan ku beeninayaa war been abuura oo aan sal iyo raad toona lahayn warkaas oo ku soo baxay wargayska jamhuuriya ee ka soo baxa caasimada JSL ee hargaysa 18/02/2014 ciwaankiisuna ahaa XAFLAD BALAADHAN OO XAAL MARINA OO MUSHARAXA M/WENAHA EE UCID LOOGU QABTAY HOTEL CIGAL EE MAGAALADA BURCO
hadaba waxan umada usheegaya inaan warkasi sal iyo raad toona lahayn sodoo kale waxa warka lagu sheegay in caaqil cabdi maxamed cigaal xflada lagu soo gola fadhiisiyay taasina waxaan leeyahay waxaba kama jiraan caaqol kuna xal siyaasadeed ma bixin mana bixn doono hadab waxaan bulsha waynta reer s/land usheegayaa inaanu arkaasi sal iyo rad toona lahayn sidoo kale waxan aad uga xumahay jiif caaqilka magaciisa sid been abuurkaa loogu baahiyay war baahinta taas oo meel ka dhac ku ah sharaftii iyo karaamadii uu huwanaa caaqilku waananu dabagalaynaa cidii warkaa faafisay iyo meeshay ka keentayb 
w/q sacad cali kaahin plucky