Waa maxay sirta ku jirta dulqaadka Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ee aan kabaran karnaa.???????

Waamaxay sirta ku jirta dulqaadka Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ee aan kabaran karnaa.???????

1-waa hogaamiye jecel in aanu ka baydhin meesha uu u socdo oo ah hogaaminta dalka.

2- waa hogaamiye siyaasadeed oo necel cayda iyo ciilka.

3-waa hogaamiye  eega qofka ay siyaasada kukala fogaadaan, in ay marlabaad saaxiibi karaan,  dhoola cadaytiisa yaa ilowsiisa ciilkii iyo cadhadii uu uqaadilahaa  cida khilaafku kadhaxeeyo.

4- waa hogaamiye , necel jawaabaha siyaasada, kana jecel  dulqaad iyo  salaan..  afartan qodob gudoomiye cirro waxay ukeentay taageerida shacabka wuxuuna noqday nin  lagudayan karo,

kaftan dhalinyarada  somaliland xiligan waxay usoo qaataan , isaga iyo muu faarax oo ah orod yahan  dheereeya oo caalam ka oo dhan laga yaqaano..   sidii muu faarax baan u orday, ,  sidii ciro ayaan ka aamusay,  saaxiibkaa ku kasbo dhoolacadayn.,, erayadani xiligan waxay kamid yihiin  erayada dhalinta somaliland isticmaasho.  bulshada somaliland markasta oo ay  soo hadal qaadaan  gudoomiye cirro  waxay  markiiba  ucodeeyaan in uu noqonayo madaxwaynaha  somaliland ee 2015,,

waa qalinkii C/risaaq Ahmed Jaamac.

1 2 OLYMPUS DIGITAL CAMERA 4 5