WAR DEGDEG AH: GOLAHA GUURTIDA OO KU DHAWAAQAY NATIIJADA DHEXDHEXAADINTII AY KA WADEEN LABADA GARAB EE GOLAHA WAKIILADA l…

107barlamanka

Gudidii ka socotay Golaha Guurtida Somaliland ee dhexdhexaadinta ka dhex waday labada garab ee ay u kala fadhiyaan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijadii dhexdhexaadintooda.

 

 

gudidan oo fadhigii saaka ee golaha wakiilada ka soo xaadiray ayaa ku dhawaaqay in Guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen lagu rido codad gaadhaya 42 mudane.

 

 

 

halka ay soo jeediyeen in aan Golaha Wakiilada la horkeeni karin wax mooshin ah oo ka dhan ah guddoomiyaha iyada oo aan lagu helin xil gudasho la’aan.

 

 

 

mudaneyaasha labada garab ayaa si weyn ugu sacabiyay qodobadan, waxaana fadhigii saaka uu ku soo xidhmay jawi aad degan in kasta oo markii hore xarunta la keenay ciidamo ka tirsan

Salaanmedia/Hargaysa ..

Xigasho hadhwanaag