War-Degdeg Ah:Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Dib U Dhigay Fadhigii Golaha Wakiilada Oo Loo Balansanaa Berrito Iyo Sababta!.

Gudoomiyaha Golaha wakiilada oo dib u dhigay Fadhigii Golaha Wakiilada oo loo balansanaa Berrito iyo sababta!.

Hargeisa-(SM)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ogolaadey codsi  Golaha Guurtidu (Gudiga dhexdhexaadinta khilaafka ka dhex oogan Golaha wakiilada) u soo gudbiyay.

golha

Gudoomiyaha wakiilada ayaa qoraal rasmiya oo uu soo saarey ku wargeliyey xildhibaanada Golaha wakiilada in dib loo dhigay fadhigii golaha ilaa maalinta Salaasada 25-ka feb.2014ka.

Qoraalkii gudoomiye Cirro soo saarey oo dhamaystiran ayaa u dhignaa sidan:-

cirrooooooo

 

Codsigii Golaha Guurtida

saaa