Wariyaha Sanadka ..Wariye Nimco Sabriye oo ah Wariye aad looga jecel yahay warbaahinta Afka Soomaaliga ku hadla..

NIMCO

Waxa aanu maanta kusoo qaadanay dadka bulshada caanka ka ah iyo qaab muuqaalkooda nololeed.

Maanta waxaan kusoo qaadaneynaa Nimco Samriye oo ah Weriye ka hal gasha HCTV xaruntiisa Hargaysa  inta badan shacabku u aqoonsadeen inay tahay wariyaha sanadka, kadib barnaamijyo iyo qaab tebineed oo hufan.Sanadihii ugu danbeeyey waxa ay Nimco aad uga hadli jirtay arimaha Bulshada,Fanka iyo Sugaanta, ayadoo si weyn loo jeclaaday barnaamijyadeeda.

Hoos ka eeg Nimco Muqaalkeeda oo Bahda Salaanmedia u aqoonsadeen Wariyaha Sanadka.

nimco14 nimco13 nimco12 nimco11 nimco

 

ni 1ni 2 ni 3 ni 5ni 6 NIMCOni 4