Warqad Sir ah oo FBI maraykanka laga helay oo wasiir xirsi sheegaysa inuu liiska Argagixisada Mareykanka ku jiro

Warqad Sir ah oo FBI Maraykanka laga helay oo Wasiir Xirsi sheegaysa inuu liiska Argagixisada Mareykanka ku jiro.

Afhayeenka xisbiga UCID ee qaaradda AUSTRALIA MUBARAK OOMAAR, Ayaa soo saaray waraaq sir ah oo ay FBI maraykanka uu kaga dacwaysanyay Wasiir XIRSI. Dacwadaas oo tilmaamaysa in uu ka tirsanyay Argagixisoda Loo yaqaan AL-SHABAAB. Loona haysto in uu danbiyo ama falal badan loo tuhunsanyay oo caalami ah. taasna waxaa u sii dheer in uu dada rayida oo dumar iyo Caruurba leh uu ku laayay wadanka Somalilanad,oo iyana la mid noqonaysa marka la raaco xeerka ama xuquuqda Bini,aadamka sababihii lagu daldalay madaxwaynihii hore ‘SADAM Hussein’ ee wadanka Ciraaq ‘IRAQ’ .