Warsaxaafadeed Xisbiga UCID….. Barlmaanka Somalilalnad ma Guri oo Xirsi leeyahay baa ??? Mise wa Barlmaanki Somaliland ???

                   

ucid flag

13.02.2014

 

                                                بسم الله الرحمن الرحيم

                                   

                        Barlmaanka Somalilalnad ma Guri oo Xirsi leeyahay baa ??? Mise wa Barlmaanki  Somaliland ???

                       

Allah mahad leh:

 

Godomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Samia Omar Hagi Muse iyo Godomiyaha Abaabulka ee Finland Ismaciil Degaleh.Waxano maanta la yaaba nahay horta Somaliland yaa iska leh ????

 

Waxaano aad oga xunnahay habka sharci darada ah ee lagula kacay Barlmaanka Somaliland iyo Godomiyaha Barlamaanka Mudane Cabdiraxmaan Cirro, waa ceeb maanta in meeshi dastuurka

 

Somalialnd laga xukumayay la xidho rabsho awgeed ee dad jaahiliin ah oo aan sharci wax ka ogeen o mar kasta o haysta inay masiirka umadda iyo waddankaba gacantooda ku hayaan….

 

Barlamaanka Somaliland Xisbigi Ucid ee aad eryan jirteen maaha, ee waa meesha Somaliland+Kulmiye+Wadani+Ucid lagaga  wada taliyo, xukumadda Somaliland iyo Barlamaankona waa isku

 

awood iyo xooqooq ee sharciga adoon waynoho dhegtay meel hakaga dhicina !!

 

Xirsi maalinti aan maqlay waxay ahayed mar oo gabadh xidhay oo xabsi dhigay , waxa ceeb ah amma fadeexad ah in  nin Wasiir ah danbi lagu soo oogo oo hadana wali jooga madaxtooyada !!!!

 

Wasiir Xirsi shaaracyada amma waddada Ceerigaabo ayaa lagu oga ee Barlamaanka maxaa ogeeyay ???? Xirsi wuxu kala saari la’ayahay waddadi Ceerigabo iyo Barlmaanki Somaliland !!!!!!!

 

Mar oo niman odayaal ah oo sharaf leh dumar ku tilmaamo iyo mar oo caana laga keenaya idhaahdo waa ayaan darro maanta Somaliland haysataa wallahi.

 

Somaliland maanta waxaa ceeb ku ah in nin Wasiir ah oo qaska wada kaligi oo lagu fiirsanayo ??? maahmaah carabi ah baa tidhaahda ( Xaamiiha Xaaramiiha)  Yacni qof xil loo dhiibtay haddana

 

sharcigi xadaya , Xirsi oo wasiir laga dhigtay ba haddana wax qasaya ?? ee Somaliland maanta yaa omaqan ???? Wadamada hormaray waxaa ka jirta cadaalad iyo daryeel , haddi nin wasiir ah wax

 

yar oo ceeb ah lagu soo eedeeyo oo waliba shakhsi ah markiiba wuu is casilaa, annagana Wasiir hanjabaya oo caytamaya ayaa wali na hor jooga oo ummada laga qaban waayay ?? waa ayaan darro

 

wallaahi .

 

Somaliland cadawgeedi maanta waa ninka qaranka duminaya ee loo wada jeedo ee xisbi mucaarid ah maaha??Ninka marna caytamaya marna wadda dhisaya marna hanjabaya waxaan odhan laaha

 

ninki dhoof ku yimid baa geerido dhibaysa wakhtigi dhamaayo wu dhaqaaqi doona , Somalialnd way daashay oo maanta tacab khasaaro Allah kama dhigo Juhudki iyo halganki SNM , ee Allaah

 

waxaan oga baryaynaa ino dhibka ka qaado oo dadkan xaqdarada nago wada naga qabto Aamiin .

 

Haddano nahay Xisbiga Ucid  ee Finland waxaan digniin odirayna dadkan magaci Madaxweynaha Somaliland khalad o isticmaalaya inay sharafta madaxweynaha dhawraan, Madaxweyne Silanyo

 

waa nin wax garad leh oo ah halyay siyaasi caan ah oma qalmo maanta ino nin aan waxba ka ahayen meesha oo magaciisa dhaawaco , ee Wasiirka madaxtooyada waxaano leenahay Somaliland

 

waxaa xukuma wali Madaxweyne Silaanyo ee ixtiraam madaxweynaha iyo muadiniinta reer Somaliland .Waxaano la yaabanahay wali dadka khaladka maanta Wasiirka madaxtooyado ku hayo

 

ummadda ku taageerayaa ? waa ayaan darro maanta haddi ninka qaladka ku wada ummadda iyo dastuurkaba in la eegto amma wax lala wado ???

                                                                                                              

                                                                                                                 السلام عليكم ورحمة الله وبركاته       

Godomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Samia Omar Hagi Muse

 

Godomiyaha Abaabulka ee Finland Ismaciil Degaleh

 

      Â