Wasaradii Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Lacagtii Aduunku Ugu Tala Galay Baladhinta Biyaha Caasimada Jeebka Iskaga Shubatay Iyo

waxa se ayaan daro ah ina ay xukuumadii shacabkan metelaysay ay ku jeedo dhul…………

Ugu horayn waxa an halkan ka salaamaya shacbi waynaha rere Somaliland iyo saxaafada madaxa banan
Hadii aan ku soo dhawado fikirkayga.
Waxa aynu wada ognahay oo jirta in ay magaaladii Hargaysi sii balaadhanayso dhinaca kastaba ha noqotee waxa hadaba taagan caqabda balaadhan oo ay la il daranyihiin shacabku o ay ku tiirsatahay nolosha bulshadu oo ah biyihii la cabayay, hadaba waxa ay wasaarada khyraadaka biyuhu in badan ka dhawaajisay in caalamku maal gelin balaadhan ku bixiyeen oo lagu gaadhsinayo caasimada biyaha hadaba waxa lays waydiinaya meeday lacagtii lagu maal gelinayay biya gelinta caasimada Hargaysa taas oo aynu wada ognahay in ay caasimadii JSL ka taagantahay biya la,aan ba,an iyo haraad waxa se ayaan daro ah ina ay xukuumadii shacabkan metelaysay ay ku jeedo dhul iyo wadooyi indha sarcaada iyada o ay meesha ka maqanyihiin waxa yaalihii nolosha asaska ama lagama maar maanka u haa waxa jirata in ay dhibaatooyin badani ka soo mareen shacabka shacabka biyo la,aanta oo waeliba lagu hagar daameeyay bulshada cashuur kor loogu qaado gadiidki biya dhaanka ugu jiray dadka taas oo markii ay dadki ka gadooden xamilna waayen uu qaarihii aynu ogayn ka dhashay oo aan ilaa hada aanay jirin waxa is bedela oo laga arkaayo ama ka muuqda wasaaradii biyaha JSL.

Shacabka rere Somalilandna ay sidii u biya la,yihin waxa aynu wada ognahay in ay biyuhu yihiin shay la gama maarmaanka u ah nolosha aadamiga oo aan biya la,aantoda la noolan Karin, waxa yaduna waxa aad looga naxo ah marka nin xil loo dhiibo halka uu waxa qabad u madiisa tuli lahaa in uu ku mashquulo sidii uu kiish ugu tolan lahaa haday tahay mid lacageed iyo haday tahay mid dhul oo waxaas oo dhami yihiin waxa isag dantiisa ah oo uu halkaa faraha kaga qaado waxa qabadkii ay bulshadu ka sugaysay in uu u so kordhiyo waxa aan leeyahay wasiirka wasarada khyraadaka biyaha waa laga sugaya biya gelintii caasimada iyo lacagtii caalamku ugu deeqay in lagu balaadhiyo biya geliyo magaalada Hargaysa, suda aynu la wada socon oo xukuumadu waxa badan ayay ka qabatay biya soo saarka gobolada bariga dhinaca walba xagii riigaga xagii ceelasha maxaa sabay in caasimadi ay haraad u bakhtido waa sii kala darantay casimadi waxa haraadka ugu daran bariga iyo konfurta oo aan la garanayn goor ay shacabka ku nooli ay biyo cabaan weliba sidaasi ay wakaaladu bil walba ay u soo doonto biyo aanay cabin lacagtood waxay xaq u leeyihiin shacabku in ay ka mudahradan oo ay helaan waxa aan shacbi waynaha reer Somaliland leeyahay shacabow maax bustaha idin saaray ee aad u sheena kari ladiin waxa yaalihii noloshiinu ku tiirsanayd.

Hadaba waa inay xukuumadu u naxadaa shacbaka oo ka taageerta qubtal daruurigii lagu noola dhinicii maceeshada oo aan manta gadabad bariiska ah aan la jarayn sicir barar aan mar qudha in uu kor u kaca mooyane aan hoos u dhacba lahay dhiciin biyah waa in dhanka macishada waxa loo yaqaan (price stability control) oo lagu ilaaliya ganacsatada waxa so dejinaysa into cashuurta waxa laga daayo iyagan la yidhaahdo waa in aad shabaka qiimaha aad waxa kaga iibisaan waxaan leeyahay wasiirka wasaarad khyraadaka biyaha dadku isha ayay kugu hayaan wanay la socdaan bal waxa aad fasho waxan leeyahay bulshada (baadida ninba kula daydayi daala kaa badine oon doonahay in aad hesho daa,in abudkaaye oo dadkuna modi duul wada dhashay oon waxa u dahsoonayn)
Q/l:qore: khadar jirde