WAXYAABAHA CAQABADA KU AH HORUMARKA Ugu horeyn waxaa mahad iska leh ilaahay (SW) marka labaad waxaan u mahad celinyaa shacabka ree Somaliland ee ceebka saliimka ah meel kastoo ay joogaan waxaan kaloo mahad iyo bogaadin usoo jeedinayaa bahda saxaafada Waxaan halkan kaga hadlayaa si kooban arimaha caqabad ku noqon kara horumarka wadanka Somaliland waxaan ukala qaadayaa laba arimood Arimaha dibada(external) Arimaha gudaha (internal Hadaan ku horeeyo waxyaabaha arimaha dibada(external) inaga iman kara ee caqabd ku noqon kara horumarka dalka (development) waxaan kusoo koobayaa sidan 1.arimaha dhaqaala xumada aduunyada ka taagan ( financial crisis) 2. arimaha nabad gelyo darada wadamada aynu jaarka nahay oo ay ka mid tahay dagaalada ka socda wadamada (IGAD) ku bohoobay qaar ka mida sida Somalia iyo weliba arimaha falalka argagaxisada (terrorisim) arimaahsna hada wadankeena khatar badan kuma aha Bal ila eeg hadaba khatarta baahsan ee dibu dhac leh iyo saamaynta horumar la’aan ee ay inagu keentay arimaha gudahu (internal) oo qodabka 2aad ee horumarka 80% dibu dhac ku keena bulshadeena Arimahaas waxaan ka xusi karaa: 1.qabyaalada (tribalism) 2.maasuqmaasuq (corruption) 3.maamul xumo (bad governce) 4.shaqo la’aanta (unemployment) Iyo qodoba kale oo aad ubadan umadeenana aad iyo aad saamayn badan ku leh bulshaweynta caalamkana inaga reebi kara lagana yaabaa inaynu aqoonsi caalami ah ku wayno maadama oo wadanka taalo waxyaabo horumarka hortaagan Hadaba arimahaas aan soo xusay ee horumarka hortaagan waxaa ku dhaqma laba kooxood marka xaqiiqda loo dhawaado labadaa kooxoodna waxay kala yihiin 1.dawlada Somaliland (xukuumada talada haysa) 2. oday dhaqameedyada (cuqaasha iyo salaadiinta) Aad iyo aad baan ugu mahad naqayaa bahda warbaahinta iyo akhristayaasha Qore/cilmi baadhe:Abdifatah Basher Hassan basherson@gmail.com burao,togdheer,somaliland

WAXYAABAHA CAQABADA KU AH HORUMARKA

Ugu horeyn waxaa mahad iska leh ilaahay (SW) marka labaad waxaan u mahad celinyaa shacabka ree Somaliland ee ceebka saliimka ah meel kastoo ay joogaan waxaan kaloo mahad iyo bogaadin usoo jeedinayaa bahda saxaafada

Waxaan halkan kaga hadlayaa si kooban arimaha caqabad ku noqon kara horumarka wadanka Somaliland waxaan ukala qaadayaa laba arimood

  1. Arimaha dibada(external)

  2. Arimaha gudaha (internal

 

Hadaan ku horeeyo waxyaabaha arimaha dibada(external) inaga iman kara ee caqabd ku noqon kara horumarka dalka (development) waxaan kusoo koobayaa sidan

1.arimaha dhaqaala xumada aduunyada ka taagan ( financial crisis)

2. arimaha nabad gelyo darada wadamada aynu jaarka nahay oo ay ka mid tahay dagaalada ka socda wadamada (IGAD) ku bohoobay qaar ka mida sida Somalia iyo weliba arimaha falalka argagaxisada (terrorisim)  arimaahsna hada wadankeena khatar badan kuma aha

Bal ila eeg hadaba khatarta baahsan ee dibu dhac leh iyo saamaynta horumar la’aan ee ay inagu keentay arimaha gudahu (internal) oo qodabka 2aad ee horumarka 80% dibu dhac ku keena bulshadeena

Arimahaas waxaan ka xusi karaa:

1.qabyaalada (tribalism)

2.maasuqmaasuq (corruption)

3.maamul xumo (bad governce)

4.shaqo la’aanta (unemployment)

Iyo qodoba kale oo aad ubadan umadeenana aad iyo aad saamayn badan ku leh bulshaweynta caalamkana inaga reebi kara lagana yaabaa inaynu aqoonsi caalami ah ku wayno maadama oo wadanka taalo waxyaabo horumarka hortaagan

Hadaba arimahaas aan soo xusay ee horumarka hortaagan waxaa ku dhaqma laba kooxood marka xaqiiqda loo dhawaado labadaa kooxoodna waxay kala yihiin

1.dawlada Somaliland (xukuumada talada hays. oday dhaqameedyada (cuqaasha iyo salaadiinta)

Aad iyo aad baan ugu mahad naqayaa bahda warbaahinta iyo akhristayaasha

 

Qore/cilmi baadhe:Abdifatah Basher Hassan

basherson@gmail.com

burao,togdheer,somaliland