Xadhiga Madaxda Talo Iyo Towfiiq Waa Kibir Waa Dagaal Lagu Soo Qaaday Madaxdhaqameedka JSL Waana U Jeedo Cad Oo Larabo Sidii Dalkan Loogu Kala Dhaqaaqilahaa!

image

Aniga oo ah Abdillaahi Hassan Mattaan Waxaan halkan ka canbaaraynayaa xadhiga gardarada ah,daandaansiga ah,xumo raadiska ah ee lagula kacay Gudoomiyayaashii Talo iyo Towfiiq Xasan Xuseen Faarax iyo Yaasiin Saleeban Maxamed Nuur.

Xadhigaasi waa kibir waa Dagaal lagu soo qaaday Madaxdhaqameedka reer Somaliland waana u jeedo cad oo larabo sidii Dalkan loogu kala dhaqaaqilahaa,waxaynu aragnaa foodada iyo qaska uu Kulmiye kuhayo Baarlamaankii JSL,waxaynu u jeednaa Sida Dalki u soo ururay oo wataa Putland isku laba rogaysa Burco disheeda,waynu ogeyn Doorashadii Golaha Deegaanka ee Kulmiye lagu Bilkeeday wixii ka dhacay”waxba inagama qarsoona ee hadii Kulmiye wax maqlayo,hadii Kulmiye wax qaadanayo  Somaliland waxa galay tacab badan oo nafle oo maale,islamarkaana hadii Sidan wax ku socdaan oo aan la miyirsan” fari Togdheer bay xuli,Afrikaan mad madow iyo Amxaaraa iman doonta.

Ugudanbayn hadii si dhakhso ah loo sii dayn waayo Madaxdhaqabeedka Talo iyo Towfiiq hadii faraha laga qaadi waayo Baarlamaanka JSL waxa ka dhaca waaba la ogaan.
Allaa Mahadle
Abdillaahi X Mataan
togdheer2000@hotmail.com