Xaflad Sagootin Ah Oo Weriye Ibrahim Armani Loogu Sameeyay Magaalada London + SAWIRO

London(SM)- Waxaa magaalada london ee cariga ingiriiska lagu qabtay  Xaflad lagusii  sagootinaayey Weriye Ibrahim Ismaaciil Axmed  (Ibrahim Armani) oo u ambabaxay dalkii hooyo.

Xafladan sagootinta ah ayaa waxaa ka soo qayb galay  asxaabta iyo dhalinyarada west london  iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay, waxaana intii ay socotay xaflada waxaa khudbado dhiiri galin iyo dardaaran ka soo jeediyay kasoo qayb galayaashii xafladaas oo lagu qabtay hudheelka blue Ocean ee magaalada london .

Waxa ugu danbayntii Weriye Ibrahim u mahad naqay dhamaan asxaabtii kasoo qayb gashay xafladaas, ee daawasho wacan muuqaalka iyo sawiradaba.
IMG_5614IMG_5613

IMG_5639IMG_5637IMG_5640

IMG_5633

813ab10ab27b6300a678df0c11a27898 a3af7c8bb68911e9511122b15cd92b48  079db79b11e20b67993c6a3baad6625d 5e3152a48e61877187f4d0b4c3938d4c cebd027741cebc56ca32a5d907be4b8b