Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Dhmabaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo….

Tacsi

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII, QARAABADII IYO DHAMAAN REER C/QAADIR OO DHAN uu marxuumku ka baxay

Ref Sum 2038 14/02/2014

UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, iyaga oo  uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid MARXUUM CALI  C/ QAADIR  FAARAX  Kaas oo  Xaley Ku Geeriyoodey Cariga Ingiriiska Gaar Ahaan Magaalada LONDON  ( Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun )

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII, QARAABADII IYO DHAMAAN  REER C/QAADIR OO DHAN  uu marxuumku ka baxay

 

Aamiin                                                  Aamiin                                                                     Aamiin

 

Xoghayaha Warfaafinta  Ee Xisbiga UCID

Yusuf Keyse Allahi