Xisbiga Ucid laantiiisa Uk waxa Hambalyo dhalaasho u direynaan..

Xisbiga Ucid laantiiisa Uk waxa Hambalyo dhalaasho u direynaa Maxamed Yusuf Shaxari & Marwadiisa Hana Abiib Oo Wiil ugu dhashay magaalada London

Anagoo kala ah Madaxda Xisbiga Ucid laanta Uk Xoghayaha Xisbiga mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale , Gudoomiyaha Garabka haweenka Ucid Marwo Farduus CIge , Gudoomiyaha garabka haweenka qarada Yurub Marwo Amina Ismaciil Cubule ,Xoghayaha Waxbarashada Fawsi Xaji Yusuf ,Caasha Yusuf Cali, Fawsiya Caydiid, Yasmiin Dhoolayare ,Nasir Maxamed Cali ,Cabdiqadir Cali Qawdhan , Nuur Cali qawdhan ,Mustafe Maxamed maxamuud tafay Fawsiya Caydiid,Fawsiya Cusmaan ,Nuura Omaar,Xuseen Bisad , Ubax Cabdi Wayne ,Saamiya Cabdi ,Halgan Saleebaan,Suleekha Cabdilaahi,Shadiya Cabdilaahi ,Roda Maxamuud Abokor,Majda Carab,Xuseen Mike ,Nimco Qubqac , Filsan Axmed , Deeqa Xasan Gadhwayne, dhamaan garabka xisbiga ucid ee Yurub waxay   Halkaan Hambalyo dhalaasho uga direynaa Maxamed Yusuf Ashcari & Marwadiisa  Hana Abiib  Oo Wiil ugu dhashay magaalada London Maanta oo taariikhdu tahay 06/Feb/2014 Wiilkaas oo loo bixiyey Yusuf Maxamed Yusuf waxanu lenahay soo barbaar kii dal kiisa iyo dadkiisa anfaca .

hambalyo-dhalasho2

Click here to Reply, Reply to all, or Forward