Xoghayaha Xisbiga UCID Cabdilahi Cumar Shaqale Laantisa Uk ayaa waxa u hambalyey bulshada reer Burco ee gobolka Togdheer

0

London 06Feb14 Xoghayaha Xisbiga UCID Laantisa UK waxa u hambalyey bulshada reer Burco ee gobolka Togdheer siday u u soo dhaweyeen Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga iyo ku xigeenkiisa iyo madaxda kale la socotay waxana cambareyey dhacdadii ay dawladu kula kacday inay is hortagaan waxa uu hadalkis ku yiri maanta waxaan mahad aad oo wayen aan odirayna muwaadiniinta reer Burco heerki geesinimada lahayed ee xuquuqdooda u difaaceen , oo ay ku soo dhaweeyeen Xisbiga Ucid iyo madaxdiisa waana farxad wayen maanta Somaliland u soo hoyatay , waayo xoriyad oo aan la cabudhin xogahayaha oo maanta soo gaadhisiye warbahinta warsaxafadeedkan aya uga digay dawlada inaanay ku dhaqmin habka ay ku socoto dawladu waxa kale oo uga digay in aan wadanka aan la galin khalkhal iyo dhiibato waxa kala uu u baaq u diray tageerayasha xisbiga ucid meel kasata oo ay jogaan inay tageero la garab is tagaan madaxdooda ayna didaan cid kasta oo khalkhal ka wada wadanka guda hiisa .

 

 

Xoghayaha Xisbiga Ucid ee uk

Cabdilaahi Cumar Shaqale

shaqale101@hotmail.co.uk

0044788090192