SONYO IYO XIDHIIDHKA DHALINYARADA

maqaal

SONYO IYO XIDHIIDHKA DHALINYARADA

Hordhac

Allaah ayaa mahad oo dhan iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa ha ahaato waxaan kaloo umahd celinayaa saxaafada somaliland.

Waxaan doonayaa inaan si kooban uga hadlo SONYO iyo xidhiidhka ka dhaxeeya dhalinyarada wadan dal iyo dibad.

Run ahaantii waxaa nasiib daro ah in SONYO sheegato dhalinyarada Somaliland galbeed iyo bari wax xidhiidh ahna aanu ka dhaxayn dhalinyarada dalka.

Hadaba SONYO ma istaahishaa sheegasha dallada dhalinyarada ee heer qaran jawaabtu way kuu caddahay akhriste

SONYO waxaan usoo jeedin lahaa mar haday xaydaabkii cadaalada,maamul wanaaga,iyo hogaaminta toosan ka gudubtay inay iska casilaan xilalkan ay isu magacaabeen ama inay ubedelaan ururka urur ugaar ah oo iska iloobaan sheegashada SONYO

Waad mahadsantihiin dhamaantiin

Abdifatah Basher Hassan

Basherson@gmail.com

Tell:0634079607

Burao-somaliland