Daawo Sawiro Qaybtii labaad…Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Ahna G Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Ciro iyo wafti uu hogaaminaayo oo London soo gaadhay..

IMG_8528

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliland ahna G Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa saaka Subaxnimadii 29.3.14 kasoo degan gagida diyaaradaha ee Heathrow International Airport ee magaaladda London.IMG_8470

 

IMG_8461

Gudoomiyaha iyo waftiga oo ay ku wehelinaayey qaar ka mid ah xildhibaano ka tirsan Somaliland iyo madax kale oo ka tirsan xisbiga Waddani.

IMG_8458

Gudoomiyaha Cabdiraxmaan Ciro iyo waftigisiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey waxaana kusoo dhaweeyey dad farabadan oo ka tirsanaa shacabka reer Soomaaliland ee dalkan Ingiriiska,kana soo kala kici timay dhamaan daafaha dalkan Ingiriiska.

IMG_8478

Gudoomiyaha oo hadalo kooban oo ku saabsan safarkiisa dalkan Ingiriiska iyo safaro kale oo uu kusoo maray dalalka Asia iyo Afrika ka waramay,ugu horeyna waxa uu mahadnaq usoo jeediyey shacabka reer Somaliland ee sida weyn usoo dhaweeyey iyo gaar ahaan bahweynta xisbiga Waddani.

IMG_8354

Waxa uuna ka warbixiyey hadalo kooban oo ku saabsan safarkiisa isaga iyo waftigiisa iyo la kulanka jaaliyadaha reer Somaliland ee degan dalalka carabta oo uu aad ugu amaanay soo dhweynta ay u fidiyeen.Waxa uuna sheegay in uu kulanka danbe u dhigan doono wixii hadal ah ee uu soo jeedinaayo.

IMG_8399

Waxa kale oo kulanka ku weheliyey xilbidhaano ay ka mid ahaayeen Naasir Cali Shire ,Xildhibaan Axmed Xoog iyo Axmed Fag-fagaash oo ka tirsan madaxda xisbiga Waddani.

IMG_8485

Waxa  la filayaa hadii Ilaahay yidhaahdo in gudoomiye Cabdiraxmaan iyo waftigiisu la kulmi doonaan jaaliyadda reer Somaliland ee dalkan Ingiriiska maalinta Sabtida 12 March 2014,lasoco meesha iyo warbixin ku saabsan kulanka.

IMG_8513IMG_8514IMG_8515IMG_8516IMG_8517IMG_8518IMG_8519IMG_8520IMG_8522IMG_8523IMG_8524IMG_8525IMG_8526IMG_8528IMG_8529IMG_8530IMG_8532IMG_8533IMG_8534

IMG_8341IMG_8344IMG_8361IMG_8382IMG_8395IMG_8401IMG_8418IMG_8422IMG_8425IMG_8435IMG_8437IMG_8441IMG_8442IMG_8449IMG_8452IMG_8454IMG_8458IMG_8459IMG_8460IMG_8461IMG_8462IMG_8464IMG_8467IMG_8468IMG_8470IMG_8478IMG_8479IMG_8485IMG_8492IMG_8498IMG_8504IMG_8507Salaanmedia/London

IMG_8341