Akhri….Qiso cajiiba by-ahmed-lababaale

22

maalin maalmaha ka mid ah ayaa nabigeenii csw wuxuu u baxay safar waxaana la socday nin saxaabiya oo magaciisa layidhaa anjishah.
anjashah waxa uu ahaaa nin u aad u cod macaan waxaanu u heesi jiray geela . hadaba marka geelu maqlo codka anjisha aad ayuu u dheerayn jiray . hadaba safarka nabiga waxa ku wehelinayay awr dusha laga saaray( hoodij )
hoodijka waxa layidhaa sidaa sawirkan ka aragtaan rar sidii sanduuq ama buudi yar ookale ah oo dusha laga saari jiray awrta
taaas oo la saari jiray dumarka iyo caruurta taas oo afkana la ga saari jiray daah si loo asturo .
hadaba iyagoo safarkii kujira nabiga iyo asxaabtiisii ayaaa waxa awrtii oo hoodijkii saaranyahay dumarkiina kujiraaan ayuu u codkiisii macaanaaa ugu heesay awrtii saxaabigiii anjishah
amarka ilaahay awrtii ayaaa xoog u dheereeyay markay maqleen heesihii anjasha awrtuna markay heeryadu saarantahay way lulmaan markaaa nabigii ayaaa uga baqay in dumarkii hoodij ka saarnaa ka soo dhacaan dabadeedna nabigii csw wuxuu yidhi ukaadi ukaaadi anjishow quraarad ayaa saarane
markaa wuxuu nabigu yidhi dumarka . waxay shabahaan quraarada . waa sida quraarad ka smaysan muraayad taas oo aad uga baqaysid hadii ay dhacdo inay jabto ama wax noqoto.
wuxuu markaa nabigu csw ugu magacaabay sidaaa dumarkaa quruxdooda iyo xanaanadooda oo ah in la xafido

hadaba qisadan waxa laga faaiidayaa in dumarku ay u baahanyihiin xanaano iyo in la xafido oo laga ilaaliyo wixii dhibaato ukeenaya oo dhan
walaahu wlaiyu tawfiiq

xahmednuur@hotmail.com
by- ahmed – lababaale