Daawo Muqaal: Cabdullaahi Cabdi Xaaji (Jawaan) Oo Waraysi Uu Siiyay Warbaahinta Ku Sheegay 18ka May Ay Tahay Maalin Aan Jirin Oo Laga Been Sheegay.

News
Daawo: Cabdullaahi Cabdi Xaaji (Jawaan) Oo Waraysi Uu Siiyay Warbaahinta Ku Sheegay 18ka May Ay Tahay Maalin Aan Jirin Oo Laga Been Sheegay.


Cabdilahi Jawan ayaa waxaa uu sheegay in maalinta lagu dhawaaqay in loo aqoonsado gooni istaaga Soomaaliland ay tahay 17ka May….



Salaanmedia/Hargaysa