Daawo Muqaal: Gudoomiyaha Kulmiye Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Mudo Kordhinta Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo Ee saxaafadu aad u hadal haysto.

March 3, 2014 Hargeysa(SM) – Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Muuse Biixi
Cabdi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal haynta Mudo kordhin Xukumadda Madaxweyne Siraanyo loo Sameeyo. Waxa uu sheegay inay dadaal ugu jiraan sidii Doorashada wakhtigeedii loo qaban lahaa.

Salaanmedia/Hargaysa