Daawo Muqaal…Kulan ka dhacay London laguna daah-Furaayey jaamacad Qoraxay University.

Daawo muuqalka: Munaasabad laga taageraayay mid kamid ah jaamacada Soomaalida oolagu qabtay London

Waxaa galbeedka magaalada London lagu qabtay munaasabad balaaran oo lacag loogu aruurinaayay jaamacda Qoraxeey o jaamacada dhawaan laga hirgaliyay deegaanka Qoraxeey iyada oo munaasabada ay ka soo qeybgalen qeybaha kala gadisan ee bulshada Soomaaliyeed.

Sooomaaida Itoopiya aya baryaahan dambe moodaa ku soo baraarugeen waxbarshada iyada o xusid mudan tahay in dhulka Soomaalida ay Itoopiya gumeysato aan loo ogloleey in dhistan xarun waxbarsha ilaa ay ka helan fasax.

Dowlada Itoopiya ayaa soomalida u ogolaatay in magaalada Qabridahar laga hirgaliyo xarun jaamacaded iyada oo jaamacadasi loo bixiyay Qoraxleey