DAAWO MUQAAL: Madaxweyne OBAMA Oo Ruushka Uga Digay In Uu Soo Fara-Galiyo Ukrain.

Hargaysa(SM) March.01. 2014-1. Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama oo ka hadlay magaalada Washington, ayaa ka digay, duulaan Ruushku ku faro galiyo dalka Ukraine, taas oo uu ku tilmaamay mid qiimo wayn ugu kici doonta Ruushka, waxa kale oo uu Obama si adag u sheegay mawqifka dalkiisu ka taagan yahay wada jirka iyo midnimada dalka Ukraine.
Halkan Hoose Ka Daawo

Salaanmedia/London