Daawo Muqaal: Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Ee Awdal Iyo Salal Oo Si Adag Uga Hadlay Qaxootiga La Sheegay In La Keenaayo Saylac Iyo Lughaya.

March 8,2014 Borama(SM) – Masuuliyiinta xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ee gobalad Awdal iyo Salal ayaa maanta cambaareeyay Qaxootiga la sheegay in lagu soo daadguraynaayo deegaanada ka tirsan Saylac iyo Lughaya, waxanay Xukumada fareen inay ka noqoto falkaasi oo ay dadka ay masuulka ka tahay aanay iska horkenin, hadii kalena dhiblagala kulmi doono, halkan ka daawo.

Salaanmedia/Hargaysa