Daawo Muqaal… Maxaa ka Jira waxa gabadhani dadka Soomaalidaa Ay ka sheegtay..

Fardowsa Cabdiraxmaan oo ah gabadh Soomaaliyeed oo soo jeedisa barnaamijyada wacyi gelinta bulshada kana howl gasha Telefishinka Somali Channel ayaa dhawaan soo bandhigtay barnaamij gaar ah oo ay kusoo qaadatay mowduuc xasaasi ah.

Mid ka mid ah mowduucyada ay ka hadashay gabadhani ayey ku weerartay qowmiyada Soomaalida ayadoo ku tilmaantay dad aan waxba isku quudhin, qaladkana qaadanin, sidoo kalena marwalba isla saxan, arintaan ayaana keentay in aragtideeda lagu kala qeybsamo.

DAAWO VIDEO-GA KANA DHIIBO FIKIRKAADA

Salaanmedia/Mogdisho