Daawo Muqaal: Mushkiladaha Guurka Iyo Isu Dheeli Tir La’aanta Qoyska(Q.2aad)

March 21,2014 Ottawa(SM)-“Isu dheeli tir la’aanta qoyska, shaqada iyo aakhirado waa sababaha keena in qoyska ay la soo darsaan mushkilado mararka qaarkood burb ku keena qoyska. Barmaamijkan oo ah kii labaad ee mushkiladaha guurka iyo xalalkiisa waxa aynu ku faalayn doonaa mawduucaas muhiimka ah. Fadlan hoos ka daawo.”