Daawo Muqaal: Nuxurka Hadaladii Laga Jeediyay Kulan Gogolxaadh U Ah Shirweyne Beelaha Gadabuursi Yeelanayo Oo Maanta Lagu Qabtay Boorama

March 19, 2014 Borama(SM) – Kulankii balaadhnaa ee ay isugu yimaadeen haldoorka beelaha Gadabuursi ee degan Gobalada Galbeedka Somaliland, Itoobiya Iyo Jabuuti oo maanta ka dhacay Hutelka Rays ee ku yaala magaalada Boorama, waxana kulankani ka hadlay Dadkii ka soo Qaybgalay, hadaba hakan ka daawo sidii uu u dhacay Kulankaasi.


Salaanmedia/Hargaysa