Daawo Muqaal…Sida dhaqanka Soomaalidu isu bedelay,iyo dibaatada dalalka reer Galbeedka laga dhaxlay.

Imaan iyo Ubax waa Dumar Soomaaliyeed oo ku faanaya kuna faraxsan dhaqan xumo ay sameynayaan,Waxayna sharaxaad ka bixinayaan heerka ay ka gaadheen xayeysiiska Maryaha iyo qaawanaanta. SubxaanaLLah.
Imaan waa gabadh aduunka laga yaqaano kuna can baxday xayeysiiska.Tanina waxa ay tusaysaa dhaqan xumada laga dhaxlay reer Galbeedka.

)