Daawo Muqaal…Xafladii Soo dhaweyntii Waftigii uu horkacaayey gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ee Dubai.

4.3.14(SM) Daawo muqaal xafladii lagu soo dhaweynaayey waftigii uu hogaaminaayey gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cabdiraxmaan Ciro.Xaflada oo ay Gudoomiyaha ku wehelinaayeen madax ka tirsan Xisbiga Waddani.