Daawo Muqaal:Mudaharaad Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada BURCO Kaasoo Ka Dhashay Markii Dad Danyar Ah Oo Laga Raray Meshii Ay Daganaayeen

AYUBMarch 5,2014 Burco(SM)-Mudaharaad Xoogan oo Ka Dhacay Magaalada BURCO iyo dadka Danyarta ah oo Sheegay in laga raray meshii ay daganayeen eedna usoo jeediyay wasiirka duulista iyo hawada somaliland, Salaanmedia/ Burco