Daawo Muqaal:Shacabka Reer Burco Oo Si Weyn U Qaabilay Madaxweynaha JSL, Mashaariic Uu Xadhiga Ka Jaray Iyo Kuwo Uu Dhagax Dhigay

(SM-Burco) Dadweynaha reer Burco ayasiweyn u qaabilay Madaxweynaha Somaliland Mud: Axmed Maxamed Maxamuud (Silanyo) oo safar kujooga Gobolkaas, wuxuuna Madaxweynuhu  xadhiga  ka jaray Mashariic la hirgaliyay, halka uu qaar cusubna dhagax dhigay.  Muqaalkii Jawiga Madaxweynaha ee Burco halkan hoose  ka dawo.

Salaanmedia/Burco