Daawo Muqaal:Wasiirka Macdanta oo Kulamo kula Yeeshay Isu taga Imaaraadka Shirkado Shiidaal soo Saar iyo Kuwo Sahamineed DAAWO

March 4, 2014 

Wasiirka MacdantaDubai 04.March 2014 (SM)Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo shir balaadhan la yeeshay afar shirkadood oo ka hawlgala Arrimaha Shidaalka iyo Sahamintiisa kuwaas oo kala ah Shirkada DNO,Shirkada ANSAN, shirkada GENEL ENERGY iyo shirkada RAD-GAS, Afartaa Shirkadood oo saddex ka mid ah fadhigoodu dalka Imaaraadka.

Wasiirka Macdanta ayaa faahfaahin ka Bixiyay Heshiisyo uu la Galay Shirkado kuwa Sahaminta Shiidaalka ah isagoo Xusay inuu Waddanka China u tegi doonaan Sidii ay Shirkad dalkaas laga leeyahay ugala hadli lahaayeen dhuxul dhagaxda iyo qaabka loo soo saari lahaa.

Salaanmedia/Dubai