Daawo Muqaal:Wasiirka Waxbarasha Somaliland Iyo Wafti Ay Hogaaminayso Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Magaalada Barbara

March 3,2014 Bargara(SM)Wasiirka waxbarasha somaliland iyo wafti ay hogaaminayso ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay magaalada barbara xagaasi oo ay dhagaxdhigtay dhisme cusub uu yeelan doono dugsiga hoose dhexe ee busad,

Salaanmedia/ Barbara