Daawo Muqaal:Waxa Maanta Magaalada Hargaysa Tobobar Looga Furay Dadka Ajaanibka Ah Ee Ku Dhaqan Somaliland

March 30,2014 Hargaysa(SM)-dadka ajaanibka ah ee ku dhaqan somaliland oo loo furay tobobar lagu barayo dhaqanada anshaxa iyo maamul wanaaga dabeecada

Salaanmedia/ Hargaysa