Daawo Muuqaal Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta U Anba Baxay Wadanka Jabuuti

March 30,2014 Hargaysa(SM)Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade,,islamarkaana uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti. Weftiga ayaa u jeedada socdaalkooda ku sheegay mid khuseeya iskaashiga Xuduudaha iyo amaanka.