Daawo Sawir laga sameeyay Ciidamada AMISOM oo u muuqda kuwa ku qanacsan in Colaada Soomaaliya sii socoto

Ciidamada AMISOM ee kasocda wadamo kala duwan oo kuyaala Qaarada Afrika ayaa la tilmaamay in Soomaaliya ay ka heleen macaash badan , Ciidamadan ayaa qaata mushaar aad u badan oo noloshooda aysan qaadan .

Sida Sawirka idinkaga muuqata Ciidamadan ayaa joogitaankooda Soomaaliya ka hela nafaqo iyo lacago badan ay wax ku taraan naftooda iyo dadkooda, waana mida keentay in ay jecleestaan Ciidamada AMISOM in Soomaaliya waligood iska joogaan Colaadana ay iska socoto.

Mid kamid ah Ciidamada AMISOM ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in ay jecelyihiin Joogitaanka Soomaaliya iyo inay sii socoto colaada iyo dagaalada ,Askarigan ayaana tilmaamay in aysan AMISOM marnaba raali ka aheyn in Al-Shabaab laga adkaado si nabad loo helo.