Daawo Sawirada: Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminaayey Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Ceerigaabo

(SM:Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Iyo Waftigii uu hogaaminayey oo maal-mahanba socdaal ku maraayey gobolada dalka ayaa xalay gaadhay Magaalada Ceerigaabo