Daawo Sawiro Qaybtii labaad…Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro iyo wafti uu hogaaminaayo oo London soo gaadhay..

IMG_8470

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliland ahna G Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa saaka Subaxnimadii 29.3.14 kasoo degan gagida diyaaradaha ee Heathrow International Airport ee magaaladda London.

IMG_8461

Gudoomiyaha iyo waftiga oo ay ku wehelinaayey qaar ka mid ah xildhibaano ka tirsan Somaliland iyo madax kale oo ka tirsan xisbiga Waddani.

IMG_8458

Gudoomiyaha Cabdiraxmaan Ciro iyo waftigisiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey waxaana kusoo dhaweeyey dad farabadan oo ka tirsanaa shacabka reer Soomaaliland ee dalkan Ingiriiska,kana soo kala kici timay dhamaan daafaha dalkan Ingiriiska.

IMG_8478

Gudoomiyaha oo hadalo kooban oo ku saabsan safarkiisa dalkan Ingiriiska iyo safaro kale oo uu kusoo maray dalalka Asia iyo Afrika ka waramay,ugu horeyna waxa uu mahadnaq usoo jeediyey shacabka reer Somaliland ee sida weyn usoo dhaweeyey iyo gaar ahaan bahweynta xisbiga Waddani.

IMG_8354

Waxa uuna ka warbixiyey hadalo kooban oo ku saabsan safarkiisa isaga iyo waftigiisa iyo la kulanka jaaliyadaha reer Somaliland ee degan dalalka carabta oo uu aad ugu amaanay soo dhweynta ay u fidiyeen.Waxa uuna sheegay in uu kulanka danbe u dhigan doono wixii hadal ah ee uu soo jeedinaayo.

IMG_8399

Waxa kale oo kulanka ku weheliyey xilbidhaano ay ka mid ahaayeen Naasir Cali Shire ,Xildhibaan Axmed Xoog iyo Axmed Fag-fagaash oo ka tirsan madaxda xisbiga Waddani.

IMG_8485

Waxa  la filayaa hadii Ilaahay yidhaahdo in gudoomiye Cabdiraxmaan iyo waftigiisu la kulmi doonaan jaaliyadda reer Somaliland ee dalkan Ingiriiska maalinta Sabtida 12 March 2014,lasoco meesha iyo warbixin ku saabsan kulanka.

IMG_8513 IMG_8514 IMG_8515 IMG_8516 IMG_8517 IMG_8518 IMG_8519 IMG_8520 IMG_8522 IMG_8523 IMG_8524 IMG_8525 IMG_8526 IMG_8528 IMG_8529 IMG_8530 IMG_8532 IMG_8533 IMG_8534

IMG_8341 IMG_8344IMG_8361 IMG_8382 IMG_8395IMG_8401 IMG_8418IMG_8422 IMG_8425 IMG_8435 IMG_8437 IMG_8441 IMG_8442 IMG_8449 IMG_8452 IMG_8454 IMG_8458 IMG_8459 IMG_8460 IMG_8461 IMG_8462 IMG_8464 IMG_8467 IMG_8468 IMG_8470 IMG_8478 IMG_8479 IMG_8485 IMG_8492 IMG_8498 IMG_8504 IMG_8507Salaanmedia/London

IMG_8341