Daawo Sawiro…Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland,Ahne G Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) iyo waftigii uu hogaaminaayey oo Kuweyt gaadhan aadna losoo dhaweeyey.

22

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland ahna G Xisbiga Waddani Cabadiraxmaan Maxamed Cabdilaahi( iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey wadanka Kuwait caasimadiisa,Qaar ka mid ah shacabka reer Somaliland ayaa si weyn ugu soo dhaweeyey waftiga wadanka kuweyd,Halkaas oo ay mudo gaaban joogi doonaan lana kulmi doonaan bulshada reer Somaliland.

55

Gudoomiye Ca33 44