Daawo Sawiro….Kulankii jaaliyada Sacuudi Arabiya (Jeddah) ay kusoo dhaweeyeen Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro iyo waftigii uu hogaaminaayey.

31

Taarikhdu markay aheyd 21/3/2014 ayey Xafladd balaadhan oo si habsami ah loo soo agaasimay ayey Bulsho-weynta Reer Somaliland ee ku nool Jidda-KSA u sameeyeen Guddoomiyaha Golaha wakiilada ahna Guddooyiyaha Xisbiga Wadani Mudane. Cabdirahman Maxamed Cabdilahi (Cirro) iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo ah ka koobaana sidan:

10

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

1. Guddoomiye ku Xigeenka Kowaad ee Xisbiga Wadani Mud. Axmed Muumin Seed.

2. Xoghayaha Guud ee Xisbiga Wadani Mud. Maxamed Cabdilahi (Uurcadde).

3. Mud. Axmed Xuseen Fag-Fagaash.

4. Xil. Xuseen Ismacil

5. Xil. Nasir Xaji Cali Shire

6. Xil. Cabdiraxman Maxamed-Aw Xoog.

 26

Waftigu waxay uga warameen Bulsho-Weynta Reer S.Land ee Jiddah arrimaha iyo horumarka ka socday Waddankeenna iyo Xaaladuu ku sugan yahay iminka, aadna waxay uga mahadnaqeen si sharafta  leh ee loogu soo dhaweeyey Jiddah iyo guudahaan Saudi Arabia intii ay ku sugnaayeen.

Allaa mahd leh

Siciid Axmed-Salaan

salaanmedia.com

Jiddah-saudi Arabia

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 33 34