Daawo Sawiro..Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminaayey sidii loogu soo dhaweeyey Gobolka Awdal.

March 23, 2014(SM) – Kadib taariikh dawladihii kaladuwanaa ee soo maray soomaalida ayaa waxa ay dadka reer Awdal ay uga mahadceliyeen qireena in xukuumada uu hogaaminaayo Axmed Siraanyo ay tahay tii hirgalisay inta ugubadan jidka Borama iyo Hargaysa isku xidhi doona, waxana maanta dhacday soo dhaweyn aad iyo aad u qaali ahayd oo ay dadka reer Boorama u sameeyeen Madaxweynaha iyo weftigiisa.

Halkan ka daawo muuqaalo aad iyo aad u qurxoon oonu soo dhaweyntaasi idinka diyaarinay.

1Ms 28Ms 27Ms 26Ms 25Ms 24Ms 23Ms 22Ms 21Ms 20Ms 19Ms 18Ms 17Ms 16Ms 15Ms 14Ms 13Ms 12Ms 11Ms 10Ms 9Ms 8Ms 7Ms 6Ms 5Ms 4Ms 3Ms 2Ms

3Ms

 
 Salaanmedia/Boorama