Daawo Sawiro…Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisii Oo Caawa Goor Dambe Soo Gaadhay Magaalada BURCO Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay + SAWIRRO

Jan 19, 2014 Burco(SM) – Waxaa Caawa Soo Gaadhay  Magaalada Burco  Waftigii Uu Hogaaminaayey Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  kuwaas oo kasoo laabtay  Kormeer balaadhan  oo ay ku galaa bixiyeen qaar kamida Gobolada Somaliland, Waftigan ayaa markii ay soo gaadheen Magaalada Burco si weyn loogu soo dhaweeyey, Waxaana Jidadka safnaa dadweyne tiro badan kuwaas oo u heelanaa soo dhaweyntiisa.

Salaanmedia/Burco