Daawo Sawiro…Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID..Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo London soo gaadhay.

Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo maanta kasoo dagay gagida diyaaradaha ee Heathrow Airport ayaa waxa garoonka kaga hortagay qaar ka tirsan madaxda Xisbiga UCID halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Caleemo Qoyan.

Daawo Sawirada.

2 3 4 5 6 7 8