Daawo Sawiro….. Soo dhaweyntii Dr. Fadal ee Xisbiga WADDANI Toronto iyo Khudbadiisii uu ku duray Xukumada Siilaanyo+SAWIRO

1

Toronto: Soo dhaweyntii Dr. Fadal ee Xisbiga WADANI Toronto iyo Khudbadiisii uu ku duray Xukumada Siilaanyo+SAWIRO.

 2

Waxa si wayn lugu soo dhawayn magalada Toronto  ee cariga Canada, DR maxamed  cisman fadal oo ah gudoomiya gudiga arima dibada ee xisbiga waddani, waxan xafladaa ka soo qay galay madaxda xibiga qaran ee Toronto iyo tageerashay xisbiga waddani Xafladan oo jawi wacan ku bilaaban tahye,

4

ayaa waxa furuy  gudoomiyaha lanta Toronto ee xibiga waddani mr jaamac hirad jaamac (jaamac waddani) halkaasi uu ku soo dhaweyey DR fadal  kana warbixiyey hawlaha xisbiga ee magalada Toronto, intaa ka dib waxa hadalka qaatay DR Ibrahin cabsiye oo isna soo dhawayn dabadeed taabtay hawlaha xisbiga u yaal magalada Toronto iyo kulmada ay qabsadeen guula ay ka gaadhen.

3

intaa ka dib waxa hadalka lugu soo dhaweyey DR fadal  waxanu DR fadal warbixin xisaleh ka bixiyey  xalada wadanku marayo iyo guud ahaanba nabad galayda wadanka , waxanu ku dheeradaye arimah doorashooyinka iyo diiwan galinta waxanu sheegay in carqalado badan ka soo gudbeen arimhasi  imikan

meel fiican marayaan saddexda xisbi qaran, gudiga doorashoyinka iyo wasarada arimah gudhu ku heshiiyeen, arinkaa  doorashadan la filaayo in ay xiligii lugu talo galay qabsoomi doonto Waxa kaloo uu DR fadal nuuxnuuxsadaye  in manta dawlada talda wadanka haysa waxa badani ka qaldan yihiin arimahsan ay sixi doon hadii alleh idmo marya ku guulaysdan talda wadanka.

Salaanmedia/Canada

5