Daawo Muqaal: Mucjiso Alle oo ka dhacday Canada Iyo Dadkii oo Argagax muujiyey !

Dalka Canada ayaa waxaa ka dhacday Mucijso Alle, taasoo ah Gaari wadada maraya oo mar qudha ay ku dhaceyso Hillaac.

Dadkii la kulmay mucjisadaani ayaa si weyn ula yaabay, iyagoo argagax xoog leh ka muujiyay, waxaana gaadhiga uu hillaacu ku dhacay uu marayay bartamaha Laamiga, Daawo Sida wax ugu dhaceen.