Dhaanto Cusub oo Qaab casri ah loo tumay oo soo baxday, “Amaan Eastleigh” (Daawo)

Dhaanto cusub oo si casri ah loo tumay ayaa waxaay soo baxday dhawaan taas oo si weyn loogu amaanaayo xafada Islii ee Somalidu ku badan tahay ee magalada Nairobi dalka Kenya.

Dhanatadan ayaa waxa qaaday fanaaniin aad u codmacaan una da`a yar kuwaas oo si aan horay loo arag u tumaaya dhantada

Dhantadan ayaa waxay amaan kala dul dhacaysaa xafada Islii iyadoo ka hadleysa dhinaca amaanka hormarka bilicda iyo maamulka wanaaagsan ee ka jira xaafada.