DHAGAYSO….. Xukuumada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Sababta Ay Uga Biyo Diiday Dhaqaale Baanka Horumarinta Afrika Uu Ugu Deeqay Oo Somaaliya Soo Maray.

 

109sacad

March 11, 2014 Hargeysa(SM) – Wasiirka qorshaynta Somaliland Sacad Cali Shire ayaa soo bandhigay sababta ay Somaliland uga Biyo Diiday Dhaqaale Mashruuc Oo Soomaaliya soo maray, waxaanu sheegay wasiirku in baanka Horumarinta Afrika uu ka baxay mawqif ay si wada jir ah labada dhinac hore ugu heshiiyeen in loo maamulo dhaqaale ku baxaya qorshe lagu tirakoobayo shacbiga JSL oo imika loo gacan geliyay dawladda federaalka Soomaaliya.


Salaanmedia/Hargeysa