Dhaman taageerayaasha Ucid Uk iyo Austarelia waxay Hambalyeynayaan Gudoomiyaha garabka Haweenka Ucid Finland

saamiya (1)

Dhaman taageerayaasha ucid Uk iyo austarelia waxay hambalyeynayaan Gudoomiyaha garabka haweenka ucid Finland Saamiya muuse. Dhamana Taageerayaasha xisbiga ucid Uk iyo Austerlia ,

Waxay hambalayeynayaan Saamiya muuse oo ah gudoomiyaha garabka haweenka ee xisbiga ucid Finland , iyadoo ah Xubin firfircoon oo had iyo jeer ka dhex muuqata Xubnaha xisbiga ucid, hawlo masuuliyadeedna uhaysa xisbiga ucid. kana bixisa waraysiyo xaqiiqda ku saabsan ,Saamiya waxaan leenahay Wel done dear, Halkaasi ka sii wad hawasha qaran eed hayso , illahayna ha kula garab galo amiin.

Waxanan xubin kasta oo ucid taageerta leenahay kudayda inantaasi , (Qofwaliba wuxuu qabtaa lagu abaal marin doonaa inshaa allah markuu xisbigu guulaysto)- Wabilaahi tawfiiq……

Dhaman tageerayaasha xisbiga ucid Uk iyo Austerlia….